Horn Property ...
Naga soo wac
+252613045419 / +252613045420
Nagala soo Xariir

Horn Property

GURI WEYN OO IJAAR AH

Price
$2,500/ Bishii
Beds
7 Beds
Baths
4 Baths
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
Property Description

Waa Guri weyn oo Dabaq ah oo qaab casri ah loo dhisay.
Waa Dhisme ku haboon Xaruun shirkaded, Jaamacadeed ama Haya’ad.
Waxaa uu u dhaxeeyaa laami yeraha Zoobe iyo Safari Apartments, waxa uu kasoo horjeedaa H.Hotel.

Waxaa uu ka koobanyahay:

Dabaq hoose oo leh hool weyn, musqul, qol jiif ah iyo jiko.
Dabaqa sare waxaa uu ka koobanyahay 4 qol oo mid uu musqul dhexda kuleeyahay, musqul banaanka ah iyo barando.

Adeegyada uu leeyahay waxaa kamid ah:
Ceel Biyood
Parking Garaash ah oo qaadi karo 7 baabuur markiiba
dajiinooyin qurux badan
labo dhinac ayaa laga soo gali karaa.
Hadii aad daneyneyso Fadlan naga Soo wac.
+252613045419 / +252613045420

Property Information

Scroll to top