Horn Property ...
Naga soo wac
+252613045419 / +252613045420
Nagala soo Xariir

Horn Property

GURI WEYN OO DABAQ AH KIRO AH

Waa Guri Ku haboon Xarun Shirkad ama heya'ad

Beds
17 Beds
Baths
17 Baths
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
Property Description

Waa Guri weyn oo Dabaq ah oo qaab casri ah loo dhisay oo hada howshiisu gaba gaboobeyso, Guriga  waxa uu ka koobanyahay dabaqa hoose iyo  laba biyaano, Waa dhisme ku haboon Xarun shirkada, Haya’ad iyo Guri Madaxeed.

Adeegyada uu dhisma leeyahay waxaa kamid ah.

  1. Ceel Biyood
  2. Qol waliba suuli ayaa ku dhexyaalo
  3. Parking Garaash ah oo qaadi karo 20 baabuur  markiiba
  4. Qolalka dhan waxaa ku jira Qaboojiyaal
  5. Waa goob amaankeeda aad u suganyahay waxa ey leedahay Laba Albaab laga soo galo.
  6. Sedax hool oo shirarka iyo kulamadda loo aisticmaali karo

Guriga waxaa ku yaala Agagaarka Lambar afar dhabarka dambe ee Hotel Saxafi .

 

Waxii talo bixin ah lasoo xiriir shirdkada Horn Property.

Naga soo wac        +252613045419 / +252613045420

Nagala soo Xariis   info@hornproperty.com/hornproperty@gmail.com

Property Information

Scroll to top