Horn Property ...
Naga soo wac
+252613045419 / +252613045420
Nagala soo Xariir

Horn Property

GURI DABAQ WEYN oo KIRO AH

Price
$1,600/Bishii
Beds
11 Beds
Baths
5 Baths
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
Property Description
GURI DABAQ WEYN oo KIRO AH,
 
Guriga waxa uu ku yaalaa Xafdda Buula Xuubey Ceelqalow Agaarka AIRPORT ka.
 
Waa Guri Ku Haboon, Xarun Shirkad, Xarun Hay’ad iyo Guri Madaxeed.
 
Guriga waxa uu ka Koobanyahay 11 QOL.
 
DABAQA HOOSE : 5 QOL, 2 Musqul iyo Jiko.
 
DABAQA SARE : 6 QOL oo laba Master Room tahay iyo 3 Musqul.
 
Guriga waxa uu leeyahay Parking babuur badan qadaya, Jardiinoying Dhir qurxoon leh iyo Security Tower oo laba xabbo ah .
Hadii aad Daneyneyso Fadlan Naga soo wac:
+252613045419 / +252613045420
Facebook.com/hornproperty
Property Information
  • Property Status:
  • Property Type:
  • Neighborhood:
  • $1,600/BishiiPrice:
  • MogadishuCity:
  • BanaadirState:
  • 252Zip:

Get Directions

Scroll to top