Property Description
GURI DABAQ WEYN OO KIRO AH
Guriga waxa uu ku yaalaa Degmada Wadajir Agagaarka KM 4 Dhabarka Dambe ee wadada aado Airport ka.
Waa Guri Ku Haboon, Xarun Shirkad, Xarun Hay’ad iyo Guri Madaxeed.
Guriga waxa uu ka Koobanyahay laba qabaq .
DABAQA HOOSE : 3 QOL Jiif ah + Qol Fadhi oo aad u weyn , 2 Musqul , Jiko iyo Qol store ah.
DABAQA SARE : 4 QOL Jiif ah + Qol Fadhi oo aad u weyn , 2 Musqul iyo Qol store ah .
Dhamaan qolalka dabaqa sare waa goglanyihiin (Fully Furnished )
Guriga waxaa kale uu leeyahay Laba Qol iyo Musqul Service oo gooni u goan oo waardiyaha dagi karaan.
Guriga waxa uu leeyahay Parking babuur badan qadaya, Jardiinoying Dhir qurxoon leh iyo Albaab weyn oo dhinac u furmaya.
Hadii aad Daneyneyso Fadlan Naga soo wac:
+252613045419 / +252613045420
Facebook.com/hornproperty
Property Information
- For RentProperty Status:
- Multi-Family HomeProperty Type:
- WadajirNeighborhood:
- $5,000Price:
- MogadishuCity:
- BanaadirState:
- 252Zip:
- 60FT2Property Size:
- 2018Year Built:
Address: 2.029787, 45.307420