Property Description
GURI DABAQ WEYN CUSUB OO KIRO AH,
Www.Hornproperty.com
Guriga waxa uu ku yaalaa Agaarka AIRPORT Aden Cadde.
Waa Guri aad u weyn oo Ku Haboon, Shirkad, Heyad iyo Guri Madaxeed.
waa guri casri ah oo hada la dhameeyey dhismihiisa.
Guriga waxa uu kakoobanyahay
# 6 qol oo midkasta suuli gudaha kuleh, qaboojiye(AC) iyo Armaajo dharka lagashto.
# Hall weyn oo aad u qurxoon
# Laba qol oo u gaar ah shaqalaha ama security guriga
# Parking babuur badan qaadaya.
# Jardiinoying Dhir qurxoon leh.
# Kushiin weyn oo qalabeysan oo leh Talaagad, cooker iyo iskifaalo weyn.
# Qol logu tala galay in dharka lagu dhaqdo
Darbiga guriga ku wareegsan waa shub.
Guriga waxa uu leeyahay Laba Albaab oo waa weyn.
Hadii aad Daneyneyso Fadlan Naga soo wac:
+252613045419 / +252613045420
Facebook.com/hornproperty
Www.Hornproperty.com
Property Information
- For RentProperty Status:
- Multi-Family HomeProperty Type:
- WadajirNeighborhood:
- MogadishuCity:
- BanaadirState:
- 252Zip:
- 2018Year Built: