Property Description
GURI APARTMENT KIRO AH
————————————————–
Horproperty.com Facebook.com/hornproperty.
Gurigaan waxaa uu kuyaala xaafada HODAN Gaar ahaan Siigaale Macalimnuur.
Waxaa uu kakoobanyahay:
6 QOL oo mid Master Room yahay, 3 Musqul, Jiko iyo Parking.
F.G: Biyaha iyo Korontada waxa ey ku jirtaa Xisaabta Kiradda.
————————————————————————
Hadii aad Daneyneyso Fadlan Naga soo wac:
+252613045419 / +252613045420
Facebook.com/hornproperty