For Rent
GURI APARTMENT KIRO AH
Property Description
GURI APARTMENT KIRO AH. Goobta : Degmada Wadajir, Ceel qalow, agagaarka Airport .
4 Qol (Mid master) + 3 Musqul + Jiko qalabeysan.
adeegyada Guriga:
1. wiish 24 saac ah
2. waardiye 24 saac ah
3. meel gaariga la dhiga (underground parking)
4. nadaafad
5. masaajid
6. Cafeteria Top Roof ka (CARSHI)
7. Gym Casri ah
Fadlan hadii aad danaynayso nagasoo wac telifoonada hoose.
“Maareynta Hantida Maguurtada ah Waa Mudnaanteena Koowaad” +252613045419/ +252613045420 www.hornproperty.com
Goobta uu ku yaal
Buulxubeey, Ceel Qalow , Agagaarka Airport Mogadishu, Somal
Address: Mogdishu