Property Description
APARTMENT QAAB CASRI AH U DHISAN OO KIRO AH.
Goobta : Agagaarka Garoonka Adan cadde.
APARTMENT waxa uu ka koobanyahay:
3 Qol (Mid master) + 2 Musqul + Jiko.
Jikada waxaa yaalo cooker waxaana ku xiran mashinka qiica bixiya.
Gurigu waxa uu kuyaalaa goob Amaan ah waxa uuna ku dhaganyahay Masjid ka weyn ee Airport u dhaw.
Fadlan hadii aad danaynayso nagasoo wac telifoonada hoose.
“Maareynta Hantida Maguurtada ah Waa Mudnaanteena Koowaad”
+252613045419/ +252613045420
Address: Mogdishu