Horn Property ...
Naga soo wac
+252613045419 / +252613045420
Nagala soo Xariir

Horn Property

Back to Property List

Apartment Kiro ah (3 qol Jiif, Fadhi, Laba Suuli iyo Jiko )

KIRO

Price
$800/BISHII
Beds
3 Beds
Baths
3 Baths
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
  • Print Image
Property Description

SHABELLE TOWER

Shirkadda HORN PROPERTY waa Suuq-geeyaha Rasmiga ah ee SHABELLE TOWER.

SHABELLE TOWER waa dabaq si casri ah loo dhisay. Waa dabaqa ugu dheer magaalada Mogadishu haatan la joogo.

SHABELLE TOWER waa dabaq loo qaabeeyey inuu kajawaabo baahida deegaan iyo mid ganacsi intuba. Waxaa uu ka koobanyahay 3 dabaq oo xafiisyo ah iyo 6 dabaq oo deegaan loogu talo galay.

SHABELLE TOWER waxaa uu ku yaalo goob istaraatiiji ah taasoo si sahal ah lagu imaan karo waana Jidka Maka al mukarama, agagaarka isgoyska dabka.

DEEGAANKA

SHABELLE TOWER waxaa uu kuu haayaa guryo qaab casi ah loo dhisay kaasoo kajawaabaya baahida deegaaneed. Noocyada deegaanku waxaa ay kala yihiin:

  1. Apartment ka kooban:
  • 3 qol
  • Fadhi
  • Jiko
  • 3 musqulood
  • Iyo balakoon lagu leersado

ADEEGYADA AAD KU DOORAN KARTO:

  • waariyo 24 saac ah
  • wiish 24 saac ah
  • baarkiin baaburka aad dhigato
  • Jiim casri ah
  • Kafateeri casri ah
  • Masaajid

Fadlan hadii aad daneyneyso la soo xariir shirkadda Horn property.

Naga soo wac        +252613045419 / +252613045420

Nagala soo Xariis   info@hornproperty.com / hornproperty1@gmail.com

Property Information
  • Property Status:
  • Property Type:
  • Neighborhood:
  • $800/BISHIIPrice:
  • MogadishuCity:
  • BanadirState:
  • 252Zip:
  • 2017Year Built:

Get Directions

Scroll to top