Property Description
GURI APARTMENT KIRO AH…..
Goobta : Taleex kasoo horjeed Imaamu shaafici
4 Qol (Mid master) + 3 Musqul + Jiko qalabeysan.
adeegyada Guriga:
1. wiish 24 saac ah
2. waardiye 24 saac ah
3. meel gaariga la dhiga (underground parking)
4. nadaafad
5. masaajid
6. dukaan laga adeegto /supermarket
Fadlan hadii aad danaynayso nagasoo wac telifoonada hoose.
“Maareynta Hantida Maguurtada ah Waa Mudnaanteena Koowaad”
+252613045419/ +252613045420
www.hornproperty.com