Horn Property ...
Naga soo wac
+252613045419 / +252613045420
Nagala soo Xariir

Horn Property

SERVICES

DARA SALAAM CITY

DAARU SALAAM CITY waa deegaan cusub oo uu bangiga SALAM SOMALI BANK uu maalgiyey.
Waa goob deegaan oo loo naqshadeeyey si heer caalami ah, taasoo leh dhamaan adeegyada kala duwan ee ay u baahanyihiin dadka deegaan sida, jidadka, bulaacadaha, korantada ,biyo gelinta, suuq, masaajid weyn, isbitaal, iskuul, darjiino iyo goob casri ah oo ay caruurtu ku ciyaarto.
DAARU SALAAM CITY waxaa ay ku taalaa KM7 u jirtada garoonka weyn ee STADIUM MOGDISHU, waxaa taga wado laami ah.

DAARU SALAAM CITY waxaa ay ka koo bantahay qeybo kala duwan oo loo yaqaano states, waxaana ka mid ah, Banana State, Mango State, Orange State.
DAARU SALAAM CITY waxaa ay ka koobantahay filloyin iyo dabaqyo.

Fillooyinka

Fillo type A:

• 3 qol jiif ah
• Fadhi
• 3 musqulood
• Kushiin
• Barando
• Parking baabuurka ka dhigto
• Cabirka dhulku waa 300M2 (15 x 20)
Qiimaha $ 58, 229

Fillo type B:

• 4 qol jiif ah
• Fadhi iyo qado
• 3 musqulood
• Kushiin
• Barando
• Parking baabuurka ka dhigto
• Cabirka dhulku waa 300M2 (15 x 20)
QIIMAHA $ 73,375

Fillo type C:

• 4 qol jiif ah
• Fadhi
• 3 musqulood
• Kushiin
• Barando
• Parking baabuurka ka dhigto
• Cabirka dhulku waa 300M2 (15 x 20)
QIIMAHA $ 66,000

Fillo type D: Kor jiingad ka ah

• 6 qol jiif ah
• Fadhi iyo qado
• 3 musqulood
• Kushiin
• Barando
• Parking baabuurka ka dhigto
• Jardiino
• Cabirka dhulku waa 600M2 (30 x 20)
QIIMAHA $ 114,010

Fillo type D: Kor Shub ka ah

• 5 qol jiif ah
• Fadhi iyo qado
• 3 musqulood
• Kushiin
• Barando
• Parking baabuurka ka dhigto
• bakhaar
• Cabirka dhulku waa 600M2 (30 x 20)
Qiimaha $ 124, 000

Dabaqyada

Dabaq Type A:

• 4 qol jiif ah
• Fadhi iyo Qado
• 4 musqulood
• Kushiin
• Barando
• Parking baabuurka ka dhigto
• Labo qol oo service ah
• BALAKOON
• Cabirka dhulku waa 300M2 (15 x 20)
Qiimaha $ 131, 000

Dabaq type B:

• 6 qol jiif ah
• Fadhi iyo Qado
• 6 musqulood
• Kushiin
• Barando
• Parking baabuurka ka dhigto
• Labo qol oo service ah
• Family Hall
• Cabirka dhulku waa 600M2 (30 x 20)
• BALAKOON
Qiimaha $ 195,000

DAARU SALAM CITY waxaa u dhamaystiran adeegyada aas aasiga waxaana ka mid ah:
• Iskuul casri ah
• Isbitaal
• Suuq weyn
• Masaajid
• Darjiinooyin
• Goobaha ay caruurtu ku ciyaaraan
• Wado laami ah ayaa saran

Iibintu waa:
• Cash
• Ama maal gelin uu saalama bank kuu samaynaayo, 30% ayaa la hormarinayaa.

 

 

Fadlan hadii aad daneyneyso la soo xariir shirkadda Horn property.

Naga soo wac        +252613045419 / +252613045420

Nagala soo Xariis   info@hornproperty.com / hornproperty1@gmail.com

Leave a Reply

Scroll to top