Horn Property ...
Naga soo wac
+252613045419 / +252613045420
Nagala soo Xariir

Horn Property

SERVICES

RUGSAN MALL WAXAA KA BANAAN GOOBO GANACSI

RUGSAN MALL

RUGSAN MALL waa shopping mall-ka ugu weyn dalkeena Soomaaliya, kaas oo loo dhisay qaab casri ah oo la jaal ah suuqyada caalamka.

RUGSAN MALL wuxuu kuyaalaa suuqa labaad ee magaalada Muqdisho ugu weyn waa SUUQ BACAAD.

Ku dhowaad 400 oo gobo ganacsi ah ayaa ku yaalo, kuwaas oo isugu jira carwooyin, bacadle, dukaaman, bangiyo, xawaladdo iyo xaruma kale oo ganacsi.

Rugsan mall waa suuq ay u dhameystirantahay dhamaan adeegyada muhiimka ah.

ADEEGYADDA

  • Wardiyaal Heegan ah
  • Nadaafad joogto ah
  • Suuliyaal
  • Maqaaxi
  • Hoolal shirar
  • Jiim casri ah
  • Bangiyo

Goobaha Ganacsiga iyo Cabiradooda:

S/N CABIRKA QOLKA (METER) QIIMAHA
1 3 x 3 $ 146
2 3 x 4 $195
3 3 x 6 $292
4 6 x 6 $585
5 6 x 8 $780
6 6 x 10 $975

Rugsan Mall wa goob ku haboon xaruntaada ganacsi taas oo aad ka heleysid adeegyo dhamaystiran iyo dukaamaysi ku raali geliya.

Rugsan Mall waxa ka banaan Goobo Ganacsi ah.

 

Fadlan hadii aad daneyneyso la soo xariir shirkadda Horn property.

Naga soo wac        +252613045419 / +252613045420

Nagala soo Xariis   info@hornproperty.com / hornproperty1@gmail.com

 

 

Leave a Reply

Scroll to top