Horn Property ...
Naga soo wac
+252613045419 / +252613045420
Nagala soo Xariir

Horn Property

SERVICES

HORN PROPERTY WAXAY KIREYNAYSAA SHABELLE TOWER

SHABELLE TOWER

Shirkadda HORN PROPERTY waa Suuq-geeyaha Rasmiga ah ee SHABELLE TOWER.

SHABELLE TOWER waa dabaq si casri ah loo dhisay. Waa dabaqa ugu dheer magaalada Mogadishu haatan la joogo.

SHABELLE TOWER waa dabaq loo qaabeeyey inuu kajawaabo baahida deegaan iyo mid ganacsi intuba. Waxaa uu ka koobanyahay 3 dabaq oo xafiisyo ah iyo 6 dabaq oo deegaan loogu talo galay.

SHABELLE TOWER waxaa uu ku yaalo goob istaraatiiji ah taasoo si sahal ah lagu imaan karo waana Jidka Maka al mukarama, agagaarka isgoyska dabka.

XAFIISYADA

SHABELLE TOWER waxaa uu kuu haayaa xafiisyo kajawaabi kara baahidada xafiiseed ee shirkad waliba. Xafiisyada u kuu haayo waxaa ay kala yihii:

  • 2 qol oo isku go’an oo ay degi karaan shirkadadaha meel dhexaadka ah
  • 5 qol oo isku go’an oo loogu talo galay shirkad weyn ama shirkado wada socda.

DEEGAANKA

SHABELLE TOWER waxaa uu kuu haayaa guryo qaab casi ah loo dhisay kaasoo kajawaabaya baahida deegaaneed. Noocyada deegaanku waxaa ay kala yihiin:

  1. Apartment ka kooban:
  • 2 qol
  • Fadhi
  • Jiko
  • 2 musqulood
  • Iyo balakoon lagu leersado
  1. Apartment ka kooban:
  • 3 qol
  • Fadhi
  • Jiko
  • 3 musqulood
  • Iyo balakoon lagu leersado

ADEEGYADA AAD KU DOORAN KARTO:

  • waariyo 24 saac ah
  • wiish 24 saac ah
  • baarkiin baaburka aad dhigato
  • Jiim casri ah
  • Kafateeri casri ah
  • Masaajid

Fadlan hadii aad daneyneyso la soo xariir shirkadda Horn property.

Naga soo wac        +252613045419 / +252613045420

Nagala soo Xariis   info@hornproperty.com / hornproperty1@gmail.com

Leave a Reply

Scroll to top